Sale!

Bariis Kaamil – Bariis Dhaadheer oo Tayo Sare leh (25kg)

Original price was: $49.00.Current price is: $44.00.

+ Free Shipping

Bariis Kaamil waa bariis dhaadheer oo nadiif ah, dhadhan iyo udgoon gaar ah leh. Waxaa si gaar ah loogu talagalay cuntooyinka caanka ah sida Biryani, Bariis Macaan, Mandi iyo cuntooyinka dhaqanka Soomaaliyeed.

Guaranteed Safe Checkout

Bariis Kaamil waa doorashada saxda ah ee qoysaska iyo makhaayadaha doonaya cunto tayo sare leh. Bariiskan dhaadheer wuxuu leeyahay:

  • Udgoon iyo dhadhan dabiici ah
  • Midab iyo muuqaal qurux badan marka la karsado
  • Kariskiisana oo Fudayahy iyo in uusan isku dhegin
  • Ku habboon dhammaan cuntooyinka dhaqanka iyo kuwa casriga ah

Waxaa si gaar ah loogu soo dhoofiyey lana qaybiyey gudaha Soomaaliya, iyadoo loo diyaariyey in uu daboolo baahida qoys kasta oo doonaya bariis tayo sare leh.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Bariis Kaamil – Bariis Dhaadheer oo Tayo Sare leh (25kg)”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Shopping Cart
bariis kaamil – bariis dhaadheer oo tayo sare leh (25kg)Bariis Kaamil – Bariis Dhaadheer oo Tayo Sare leh (25kg)
Original price was: $49.00.Current price is: $44.00.